Kulanka Haweenka – Taxanaha 3aad: Hormarka haweenku waa hormarka dalka (dhegayso)

HomeARDAA

Kulanka Haweenka – Taxanaha 3aad: Hormarka haweenku waa hormarka dalka (dhegayso)

Waa mar kale iyo taxanayaashii Radio Daljir iyo Barnaamijkii Kulanka Haweenka. Barnaamijka Kulanka Haweenka waa barnaamij diiradda saara hormarka haweenka, waxbarashada gabdhaha, kahortagga tacadiyada kadhanka ah gabdhaha iyo haweenka, sida gudniinka, kufsiga, jirdilka, iyo guurka gabdhaha da’yarta ah, waxaana idiin sahlay bahda Kulanka Haweenka ee Daljir Women’s Desk (dWd). Hoos ka dhegayso. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5ab125fe0101009282d529a3/3_KH_11+May+2017_khadro+axmed+xuseen+SAX2.mp3

Kulanka Haweenka – Taxanaha 4aad: Hormarka haweenku waa hormarka dalka (dhegayso)
ARDAA 3aad | GUURKA DEGDEGA EE GABDHAHA DA’YARTA & GABBOODFALADA TACADI EE HAWEENKA
Caabudwaaq: Gu’ Jirsiga ARDAA iyo Shirkii 2aad ee Sannad-guurada ARDAA

Waa mar kale iyo taxanayaashii Radio Daljir iyo Barnaamijkii Kulanka Haweenka.

Barnaamijka Kulanka Haweenka waa barnaamij diiradda saara hormarka haweenka, waxbarashada gabdhaha, kahortagga tacadiyada kadhanka ah gabdhaha iyo haweenka, sida gudniinka, kufsiga, jirdilka, iyo guurka gabdhaha da’yarta ah, waxaana idiin sahlay bahda Kulanka Haweenka ee Daljir Women’s Desk (dWd).

Hoos ka dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: