ARDAA Xalqaddii 47aad: Damaca Imaaraadka iyo dabacsanaanta Dowladda Soomaaliyeed (dhegayso)

HomeWararkaARDAA

ARDAA Xalqaddii 47aad: Damaca Imaaraadka iyo dabacsanaanta Dowladda Soomaaliyeed (dhegayso)

Ku soodhawaada qaybtii 47aad ee Taxanayaasha ARDAA oo asbuucaan idin kaga imaanaya Daljir Garoowe, waxaana inoo daadihinaya cFataax Cumar Geeddi. Asbuucaan waxa aan diiradda ku saaraynaa mawduuca la xiriira damaca dowladda Imaaraadka iyo shirkadeeda DP World ay ku damaacinayaan la wareegga ilaha dhaqaale ee dalka Soomaaliya, siiba dhammaan Dekedaha dalka. Hoos ka dhegayso. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5ab06591030100146414a589/ARDAA2_047.mp3

Kulanka Haweenka – Taxanaha 3aad: Hormarka haweenku waa hormarka dalka (dhegayso)
ARDAA Xalqaddii 65aad: Dhismaha maamulka Galmudug iyo talaabooyinka hirgal doorasho ee laqaaday ( dhegayso )
ARDAA: Xalqaddii 21aad ee Taxanayaasha ARDAA

Ku soodhawaada qaybtii 47aad ee Taxanayaasha ARDAA oo asbuucaan idin kaga imaanaya Daljir Garoowe, waxaana inoo daadihinaya cFataax Cumar Geeddi.

Asbuucaan waxa aan diiradda ku saaraynaa mawduuca la xiriira damaca dowladda Imaaraadka iyo shirkadeeda DP World ay ku damaacinayaan la wareegga ilaha dhaqaale ee dalka Soomaaliya, siiba dhammaan Dekedaha dalka.

Hoos ka dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: