Beelihi ku dagalamay degaanka Megaagle oo Kulan wacyigalin ah loo qabtay (dhegaayso)

HomeWararka

Beelihi ku dagalamay degaanka Megaagle oo Kulan wacyigalin ah loo qabtay (dhegaayso)

Gudiyada labada dhinac ee beelihii lagu heshiisiiyay deegaanka Meegaagle ayaa waxa ay degmada Burtinle ka wadaan kulamo wacyi galin ah oo lagu Xoojin

Xulashada Daljir & Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)
Xulashada Daljir & Faadumo dagan, Daljir Boosaaso (dhegayso)
Shirkadda Samsung oo Sanadka 2020 soo saaraysa Taleefan sida Bina adaamka u shaqeynaya (Daawo)

Gudiyada labada dhinac ee beelihii lagu heshiisiiyay deegaanka Meegaagle ayaa waxa ay degmada Burtinle ka wadaan kulamo wacyi galin ah oo lagu Xoojinayo heshiiskii lagu gaaray Meegaagle.

Nabadoon Xuseen C/raxmaan Xaaji Gudigii Nabadeynta Beelihii dhawaan lagu heshiisiiyay deegaankaasi Meegaagle oo ku sugan degmada Burtinle ayaa kulamadaasi Wacyigalineed oo ay bilaabeen ugawaramay waxa uu salka ku hayo , Wariye Xasan Heykal oo Bosaaso ku sugan .

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: