Madaxa Maamulka Galmudug oo dhagax dhigay Mashaaric hormarineed (Sawiro)

HomeWararka

Madaxa Maamulka Galmudug oo dhagax dhigay Mashaaric hormarineed (Sawiro)

Madaxa Maamulka Galmudug sheekh Axmed shaakir ayaa maanta kadhagax dhigay degmadda Mataban ee Gobalka Hiraan mashaaric hormarineed ,isago dhagax Xarun

MAANHADAL: Heshiiskii Afisyooni ee doorshada dalka (dhegayso)
Baabur ku xanibnaa Garoowe oo dib loo fasaxay
Xulashada Daljir & Xasan Heykal, Daljir Garoowe (dhegayso)

Madaxa Maamulka Galmudug sheekh Axmed shaakir ayaa maanta kadhagax dhigay degmadda Mataban ee Gobalka Hiraan mashaaric hormarineed ,isago dhagax Xarunta Hooyadda iyo dhalaanta iyo Xarun wax lagu barro caruurta.

Sheekh Shaakir oo ka hadlay goobta dhagax dhiga ayaa sheegay in uu ku faraxsanyahay in uu shacabka degmadda Matabaan maanta u dhagax dhigo xarumo ay ku adeegan donaan.

Qaar kamid ah shacabka iyo waxgaradka degaanka Mataban ee Gobalka Hiraan oo dhankooda hadlay ayaa u mahadceliyaay Madaxda maamulka Galmudug,iyago soo dhaweyaay Mashaaricda hormarineed ee uu maamulka Galmudug kasameyaay gobalka hiraan.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: