Mooshin laga Gudbiyay Guddoomiyaha Barlamaanka Somaaliya Jawaari (dhegayso)

HomeWararka

Mooshin laga Gudbiyay Guddoomiyaha Barlamaanka Somaaliya Jawaari (dhegayso)

Xildhibaano katirsan Barlamaanka Somaaliya ayaa waxa ay mooshin kalsooni kala noqosho ka gudbiyeen Gudoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cismaan

Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Bajaajleyda Gaalkacyo oo sameyeey Banaanbax
Wasiirka Amniga Dowladda Federaalka oo sheegay in la furi doono wadooyinka Muqdisho ee wali xiran

Xildhibaano katirsan Barlamaanka Somaaliya ayaa waxa ay mooshin kalsooni kala noqosho ka gudbiyeen Gudoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari,waxaana mooshinkaasi qabtay Gudoomiye kuxigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka C/wali Sheekh Ibraahim Muudeey.

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesoow oo kamid ah Mudanayaasha mooshinkaa saxiixay ayaa lahadlay Saxaafadda,waxaa uu sheegay in Jawaari ay ku eedeenayaan Xil gudasho la’aan iyo in uu ku xadgudbay Dastuurka.

Xildhibaanadan ayaana la sheegay in tiradooda ay ka badan tahay 100-Xildhibaan,mooshinkan ayaana soo baxay 3-cisho kadib markii sabtidii uu furmay Kal-fadhigii 3-aad ee Golaha shacabka.


COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: