Saraakil Kasocda UNka oo gaaray Baydhabo

HomeWararka

Saraakil Kasocda UNka oo gaaray Baydhabo

Saraakiil Qaramada Midoobey ka socday ayaagaaray Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay, waxaana ku qaabilay Kusimaha Madaxweynaha Dowlad Goboleed

BUUHOODLE: Dibadbax looga soo horjeedo maamulka Somaliland oo maanta Buuhoodle ka dhacay (warbixin)
Guddoomiye Cabdi Xaashi oo soo dhaweeyay mowqifka Puntland ee ku aadan shirkii Garoowe oo uu Framaajo Iclaamiyay (Akhriso)
Shacabaka ku dhaqan Magaalada Buhoodle ayaa waxay ka hadleen sare ukaca ku yimid Maciishada

Saraakiil Qaramada Midoobey ka socday ayaagaaray Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay, waxaana ku qaabilay Kusimaha Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ahna Wasiirka Amniga, Xasan Xuseen Maxamed (Xasan Eelaay).

Saraakiishan oo ka tirsan Booliska Qaramada Midoobey ayaa muddooyinkan dambe Maamulka Koonfur Galbeed kala shaqaynaayay dhanka ciidamada iyo arrimaha ammaanka.

Saraakiishan oo uu horkacayay Bengt Gronlund ayaa waxay Kusimaha Madaxweynaha ay is dhaafsadeen tallooyin ku aadan suggida nabadgelyada iyo weliba dhismaha Ciidamada Koonfur Galbeed

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0