Duqa Cusub ee Magaaladda Boosaaso oo Maanta lagu soo dhaweyaay Boosaso (dhegayso/Sawiro)

HomeWararka

Duqa Cusub ee Magaaladda Boosaaso oo Maanta lagu soo dhaweyaay Boosaso (dhegayso/Sawiro)

Magaalo Ganacsi Puntland ee Boosaaso waxaa Maanta si diiran lagu soo dhaweyaay Duqa Cusub ee uu dhawaan Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali G

YAA KA DANBEEYA ABAABULKA SHIRKA MUCAARADKA PUNTLAND?
Barnaamij Gaar ah Kalfadhigii 40-aad ee Barlamaanka Puntland oo Furmay & Khudbado la jeediyeey (dhegayso)
BARNAAMIJ GAAR AH: ILAALINTA XUQUUQDA CARUURTA (daawo)

Magaalo Ganacsi Puntland ee Boosaaso waxaa Maanta si diiran lagu soo dhaweyaay Duqa Cusub ee uu dhawaan Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ku magacaabay Digireeto kaso baxday Xafiiskiisa Mudane Cabdisalaan bashiir Cabdisalaan.

Soo dhaweynta Duqa Cusub ee Boosaaso waxaa duleedka Boosaaso kaga qayb qaatay Duqe Hoore Boosaaso Eng Yaasin Mire qaybaha kala duwan ee Bulshadda Boosaaso iyo Qaar kamid ah waxgaradka Gobalka Bari.

Warbixintan Waxaa Boosaaso kaso diray Wariye Xasan heykal

http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5a9d4392030100596e381144/WARBIXINTA+DUQA+DALJIR.mp3

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: