Xiisad Coladeed oo laga soo sheegayo Gobalka Galgaduud (dhegayso)

HomeWararka

Xiisad Coladeed oo laga soo sheegayo Gobalka Galgaduud (dhegayso)

Ciidamo katirsan Qaybta 21aad ee Ciidanka Xooga Dalka somaliyeed ayaa gaaray Deegaanka Bangeele e Gobolka Galgaduud halkaas oo ay kajirto xiisad udh

Dad Muslimiin ah oo lagu laayay gobolka Amxaarada ee dalka Itoobiya
Ra’iisul Wasaare Rooble oo kormeer ku tegay qaar ka mida Xarumaha Wasaaradaha
Madaxweynaha Puntland muxu yahay ujeedka safarkiisa Jabuuti?

Ciidamo katirsan Qaybta 21aad ee Ciidanka Xooga Dalka somaliyeed ayaa
gaaray Deegaanka Bangeele e Gobolka Galgaduud halkaas oo ay kajirto
xiisad udhaxaysa Beelo ku kala abtirsada Caabudwaaq iyo Cadaado.

Cidamadaan ayaa ku guuleeystay in ay kala qaadaan maleeshiyaadka is
horfadhiyo iyagoona ku guuleestay xakamaynta xiisadii jirtay

Korneel Axmed Maxamed Guuleed oo katirsan Saraakiisha 21aad ee
gobollada dhexe ayaa arimahaas Daljir uga waramay.

Waxaa waraystay Cumar Lakiman

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: