HomeUncategorized

Midowga Afrika oo shaaciyay inuu mashaariic ka fulin doono Muqdisho.

Adisababa,Feb 10 -Ururka Midowga Afrika ayaa balan qaaday in mashaariic ku kici doonto 4.5 Milyan oo doolarka Maraykanka ah inuu ka fulin doono magaalada Muqdisho.

Wasiirka Kalluumaysiga Iyo Khayraadka Badda Puntland oo kormeeray deegaano Hoosyimaadda Gobolka Cayn.
Baahin: Khamiis, Apr 07, Weriye Axmed M. Nadiif ~ Daljir ~ Buuhoodle. Garowe: Ciidamada bilayska oo gacanta ku dhigay gacan-ku-dhiiglayaal dad ku laayey Garowe; Gudd. gobolka Nugaal ayaan waraysanay … Garowe: Issimada Puntland oo ku baaqay in la iska-kaashado adkaynta amniga; Garaad C/llahi Cali Ciid ayaan waraysanay … Xudun: Warbixin ku saabsan saamaynta abaaraha; Duqa degmada Xudun ee gobolka Sool ayaan waraysanay … Buurtinle: Warbixin ku saabsan saamaynta abaaraha ee dadka barakacayaasha ah ee ku nool magaalada Buurtinle & nawaaxigeeda …
DHEGEYSO-Barnaamijkii Caawa iyo Daljir iyo Cabdifatax Cumar Geeddi.

Adisababa,Feb 10 -Ururka Midowga Afrika ayaa balan qaaday in mashaariic ku kici doonto 4.5 Milyan oo doolarka Maraykanka ah inuu ka fulin doono magaalada Muqdisho.

Kuxigeenka wakiilka gaarka ah Midowga Afrika ugu qaybsan Soomaaliya Waffulla Wa Munyiya ayaa waxaa uu sheegay mashaariicda uu ururkooda fulin doono inay isugu jiraan dib u habayn lagu samayn doono xarmaha ciidamada booliska,goobaha waxbarashada iyo helitaanka biyo nadiif ah.

Waxaa uu sheegay dhaqaalaha lagu fulin doono mashaariicda inay bixin doonaan ururka Midowga Yurub iyo dowladda Spain.

Hadalka ururka Midowga Afrika ayaa kusoo beemaya xilli magaalada Muqdisho ay todobaadyadii lasoo dhaafay uu ku sugnaa ergayga Midowga Afrika ee Soomaaliya Jerry Rawlings.

Diiwaanka Wararka
Daljir Boosaso.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: