HomeUncategorized

“Dadka hadda u shaqaynaya dawladda ha labba-jibaareen shaqada amaan ee ay hayaan aad bay u liidataa” Xil. Seeko

Mogadishu,Feb 9 -Xildhibaan Cali Maxamuud Faarax "Seeko" oo ka mid ah golaha baarlamaanka ee dowladda faderaalka Soomaaliya oo waraysi siiyay Radio Daljir ayaa ugu baaqay madaxda dowladda faderaalka Soomaaliya inay laba jibaaraan howlaha lagu sugayo amaanka magaalada Muqdisho.

“Xildhibaanada baarlamaanka ee keenay mowshinka, talaabada ay qaadeen waa sharci daro” Muudey, ku xigeenka baarlamaanka.
Baratankii labada dugsi oo socda iyo dugsiga Xaaji Cali Biixi oo ku horreeya. [Akhris …]
Col. Maxamed S. Jaqanaf, ku xigeenka taliyana ciidanka bilayska oo aan ka waraysanay burcad badeed Somali ah oo lagu wareejiyey Puntland.

Mogadishu,Feb 9 -Xildhibaan Cali Maxamuud Faarax “Seeko” oo ka mid ah golaha baarlamaanka ee dowladda faderaalka Soomaaliya oo waraysi siiyay Radio Daljir ayaa ugu baaqay madaxda dowladda faderaalka Soomaaliya inay laba jibaaraan howlaha lagu sugayo amaanka magaalada Muqdisho.

Xildhibaan Seeko ayaa waxaa uu sheegay xiligaan inay aad u liidato hanaanka shaqo ee dowladda oo ku wajahan ka hortagista qaraxyada iyo dilalka ay magaalada Muqdisho ka fulinayaan ururka Al-Shabaab.

“Dowladda iyo hay’adaha ku shaqada leh amaanka waxaa leeyahay dadaalla oo sameeya qorshe cad oo ay shacabka dowladda kula shaqeeyaan”ayuu yiri Xildhibaan Seeko oo sidoo kale tilmaamay dadka xiligaan dolwadda ugu qaybsan amaanka inaysan ahayn kuwo qabiir ku ah howlaha amaan sugidda oo ay wadaan.

Hadalka xildhibaanka ayaa imaanaya xilli shalay qarax ay dad badan uu dhimasho iyo dhaawac kasoo gaaray uu ka dhacay goob u dhow Munna Hotel oo ah goob ay ka dhowyihiin xildhibaanada iyo madaxda dowladda Soomaaliya.

Diiwaanka Wararka
Daljir Boosaaso.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: