Wadayaasha Gadiidka dadweynaha  oo Mudaharaadka ka sameyaay Garoowe (dhegayso)

HomeWararka

Wadayaasha Gadiidka dadweynaha oo Mudaharaadka ka sameyaay Garoowe (dhegayso)

Wadayaasha Mootada loo yaqaano Bajaaj, kuwooda ka shaqeeya Magaalada Garoowe, ayaa shaqo joojin sameeyay, kaddib markii sida ay sheegeen fara gellin

Warka Fiidnimo iyo Khadar Cawl, Daljir Buuhoodle (dhegayso)
Mintidiinta Mali oo weerar ku dilay 53 Askari
Khayradka Beeyadda oo Faa’ido Baddan kujiraan (dhegayso)

Wadayaasha Mootada loo yaqaano Bajaaj, kuwooda ka shaqeeya Magaalada Garoowe, ayaa shaqo joojin sameeyay, kaddib markii sida ay sheegeen fara gellin maamulkooda ay ku sammeeyeen maamulka dawladda hoose.

Maalintii labaad ayaa wax shaqo ah aysan qabanayay gaadiidlayda bajaajta waxaana dhammaan inta la qabtay lagu xeereyay saldhiga dhexe .

Axmed Sheekeeye ayaa arrintaasi ka warbixinaya .

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: