Khayradka Beeyadda oo Faa’ido Baddan kujiraan (dhegayso)

Khayradka Beeyadda oo Faa’ido Baddan kujiraan (dhegayso)

Shirkada Younis Arooma oo ka howlgasha Gobolada Puntland ayaa keentay Deegaanada Puntland iyadoo ka faaiidaysanaysa khayraadka kujira dalkeena Sida luubaanta ,Saliida,Beeyada Malmalka ,Xabkaha in ay ka sameeyaan Daawooyin lagu daweeyo cudurada kansarka iyo wixii lamid ah.

Hadaba Maxamed C/risaaq Xirsi Qaal,waa Maamulaha Shirkada Younis Arooma ,Wariye Maxamuud Cabdi Ibraahin ayuu uwaramay waxuuna ugu horeen uu waydiiyay bal in uu faah faahin kabixiyo fooxa iyo beeyada wax loo isticmaalo?

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com