Ciidanka Amniga Garoowe oo qabtay Rag laga shakiyaay (dhegayso)

HomeWararka

Ciidanka Amniga Garoowe oo qabtay Rag laga shakiyaay (dhegayso)

Ciidamadda Booliska Gobalka Nugaal gaar ahaan caasimadda Puntland ee Garoowe ayaa xalay qabtay rag saarnaa gaari xamuul ah,kaas oo kudhex socday Magaa

PUNTLAND: Tirada dadka uu ku dhacay Covid19 oo gaadhay 23 Ruux
DAAWO: ARAGTIDA SHACABKA BOSSASO EE GO’AANKII ISIMADA QAAR
“Maalinka Isniinta ah baarlamaanka Punland waxay u noqon doontaa maalin taariikhda u gasha,” Aqoonyahan Siciid Qaas.

Ciidamadda Booliska Gobalka Nugaal gaar ahaan caasimadda Puntland ee Garoowe ayaa xalay qabtay rag saarnaa gaari xamuul ah,kaas oo kudhex socday Magaaladda ,isla markaana Ciidamadu ka shakiyeen.

Taliyihii qeybta booliska gobolka Nugaal G/sare Faarax Warsame Cabdiraxmaan oo Daljir la hadlayaay ayaa sheegay in raggan ay ka shakiyeen ,isla markaana baaris ay ku samayn donaan .

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: