Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyay geerida Nabadoon Axmed Diiriye

HomeWararka

Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyay geerida Nabadoon Axmed Diiriye

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tacsidayeeyay Geeridii ku timid Allaha u Naxariistee Nabadoon Axmed Diiriye

Qofkii ugu horeeyey ee Soomaali ah oo Coronavirus ugu dhintey Sacuudiga
Koonfur Galbeed oo laga taageeray mowqifka Khaliijka ee dowladda (dhegayso)
Guddoomiyaha degmadda Mahadaay oo daljir uga waramay furimihii Ciidamadu kabaxeen (dhegayso)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tacsidayeeyay Geeridii ku timid Allaha u Naxariistee Nabadoon Axmed Diiriye Cali oo xalay ku geeriyooday Magaalada Muqdisho.

Inaalilaahi waa inaa ilayhi raajicuun

“Waxaan uga tacsiyeynayaa Shacabka Soomaaliyeed geerida Nabadoon Axmed Diiriye oo xalay ku geeriyoday Muqdisho.ilaahay ha u naxariisto Nabadoon Axmed Diiriye, samir iyo iimaanna ha ka siiyo eheladii iyo qaraabadii uu ka tegey.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: