Kulan looga hadlayaay dhismaha wadada Caluula iyo Kala bayr oo laso gabagabeyay (dhegayso)

HomeWararka

Kulan looga hadlayaay dhismaha wadada Caluula iyo Kala bayr oo laso gabagabeyay (dhegayso)

Degmada Ufayn ee Gobolka Bari ayaa shalay waxaa lagu soo gabagabeeyay kulan looga arinsanayay dhismaha wadada Caluula iyo kalabeer . kulanka ayaa w

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo Garowe kusoo dhaweyaay Xulka Kubada Cagta Puntland (dhegayso)
Duqa Muqdisho oo Daah furay Ololaha Iskutashiga ee wax u qabashada dadka Barakacayaasha ah
Maxkamadda Ciidamada oo xukuno ku riday Seddax Askari oo katirsan Ciidanka Taraafikada

Degmada Ufayn ee Gobolka Bari ayaa shalay waxaa lagu soo gabagabeeyay kulan looga arinsanayay dhismaha wadada Caluula iyo kalabeer .

kulanka ayaa waxaa ka qaybgalay maamulka gobolka bari, kan degmada isimada dhaqanka, xildhibaano, iyo sidookale gudoomiye yaasha 11 degmo oo ay wadadani dhexmari doonto.

Hadaba waxyaabihii ka soobaxay shirkan waxaan ka waraysanay Gudoomiyha degmada Ufayn ee gobolka bari Cali jaamac jibril oo ah degmadii shirkan martigalisay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: