Doonidi kuso caariday Boosaaso oo maanta Rarkii saarna laga dajiyeey (dhegayso_Sawiro)

HomeWararka

Doonidi kuso caariday Boosaaso oo maanta Rarkii saarna laga dajiyeey (dhegayso_Sawiro)

waxaa Guul kusoo dhamaatay howlgalki lagu badnaadinayaay Dooni ganacsi oo u rarnayd Ganacsto Puntland kaso jeeda ,taas oo todbaadyo kahor kuso caariday xeebta Magaaladda Boosaaso,waxaana maanta oo jimcaha bilowday in laga dajiyo gawaarida iyo bagaashka saaran doonidaas. Warbixintan Boosaaso Wariye Xasan heykal ayaa kaso diray http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5a86d7370201006a351c4615/Warbixinta+doonida+maanta+haykal+.mp3

Wacaal daray ah: Madaxweyne farmaajo oo kenya u duulay
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (daawo)
Maanhadal: Maalgashiga Malleyga & ka Fa’iidaysiga Khayraadka Badda (dhegayso)

waxaa Guul kusoo dhamaatay howlgalki lagu badnaadinayaay Dooni ganacsi oo u rarnayd Ganacsto Puntland kaso jeeda ,taas oo todbaadyo kahor kuso caariday xeebta Magaaladda Boosaaso,waxaana maanta oo jimcaha bilowday in laga dajiyo gawaarida iyo bagaashka saaran doonidaas.

Warbixintan Boosaaso Wariye Xasan heykal ayaa kaso diray

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: