Kooxda Alshabaab oo xalay weeraray Degamadda Afgooye

HomeWararka

Kooxda Alshabaab oo xalay weeraray Degamadda Afgooye

Ciidamada Xarakada Al Shabaab, ayaa Xalay waxa ay weerar ku qaadeen Degmada Afgooye ee Gobolka Shabellaha hoose, sida ay sheegayaan wararka laga hela

Xulashada Daljir & Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)
Garowe: Go’aamo cusub oo laga soosaaray arimaha socodsiinta lacagaha Shilling Soomaaliga ah (daawo)
Guddiga xalinta Khilaafaadka doorashadda oo sheegay inay xalin donaan khilaaf walba oo yimaada

Ciidamada Xarakada Al Shabaab, ayaa Xalay waxa ay weerar ku qaadeen Degmada Afgooye ee Gobolka Shabellaha hoose, sida ay sheegayaan wararka laga helaayo Degmadaasi.

Weerarka Al Shabaab ay ku qaadeen Degmada Afgooye oo ah mid abaabulan, ayaa Shabaab waxaa ugu suuragashay inay gudaha u galaan Xaafado ka mid ah Magaalada Afgooye oo ay ka dagaalamaan.

Dadka degaanka ayaa shegay fiidkii Xalay mar kaliya inay maqleen dhawaqa rasaas xoogan oo ka dhaceysa Magaalada Afgooye gudaheeda iyo Saldhig ciidamada dowladda ay ku leeyihiin Degmadaasi.

Taliyaha Saldhiga Degmada Afgooye ayaa wuxuu sheegay weerarkaasi inuu ahaa mid aanan sidaasi u buurneyn oo Shabaab ay xaafado ka mid ah Magaalada ku soo galeen sida uu yiri.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: