Dekedda macmalka ee lagu badbaadinayo doonida caarisay oo gabagabo maraysa (dhegayso)

HomeWararka

Dekedda macmalka ee lagu badbaadinayo doonida caarisay oo gabagabo maraysa (dhegayso)

Maanta ayaa waxaa lagu wadaa in lasoo gabagabeeyo dhismaha dekedda macmalka ee lagu badbaadinayo doonida sagaalka milyan ee doolar ee badda ku ciladay

RW Khayre oo Beesha Caalamka kala Hadlay Howlgalka AMISOM iyo Sugidda Amniga Dalka
C/raxmaan C/shakuur: “Waxaan cambaareynayaa cabsi gelinta NISA ee Wariyaha Rug cadaaga Harun Macruf ”
Khubaro Booliska UK ka tirsan oo baadhis ka furay arinka Xuseen Cabdi Kaahin oo Mo Farah hore loogu yaqaanay
Maanta ayaa waxaa lagu wadaa in lasoo gabagabeeyo dhismaha dekedda macmalka ee lagu badbaadinayo doonida sagaalka milyan ee doolar ee badda ku ciladaysan, si loo gaaro.
Dadaal aan loo kala harin oo ay wadaan ganacsatada, culimada, odayaasha iyo dhalinyarada ayaa kasocda magaalada Bosaso ee xarunta gobolka Bari.
Cabdilaahi Maxamed Cumar oo ah wakiilka doonta ayaa wariyaheena Xasan Heykal uga waramay shaqada socota.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: