Khasaare kadhashay weerar lagu qaaday hoyga guddoomiyihii hore ee degmada Howlwadaag

HomeWararka

Khasaare kadhashay weerar lagu qaaday hoyga guddoomiyihii hore ee degmada Howlwadaag

kooxo hubaysan ayaa weeraray xalay guriga guddoomiyihii hore ee degmada Howlwadaag ee gobolka Banaadir Maxamed Abuukar Jacfar. Goob joogayaal ayaa

Erdogan iyo Putin oo ku heshiiyey in qamadiga Ruushka si bilaash ah loogu diro dalal ay Soomaaliya ku jirto
Damanaanta Dadka Gobolka Mudug & Dilaaga COVID-19 (Daawo)
Sheeko Gaaban: Guuldarro Jacayl god ma loo galaa! (Taxanaha 39aad – maqal & muuqaal)

kooxo hubaysan ayaa weeraray xalay guriga guddoomiyihii hore ee degmada Howlwadaag ee gobolka Banaadir Maxamed Abuukar Jacfar.

Goob joogayaal ayaa sheegay weerarka oo loo adeegsaday qaraxyo bambaanooyin iyo rasaas inay gaysatay khasaare dhimashada laba qof oo deganaa guri u dhow masuulka la weeraray.

Maxamed Abuukar Jacfar ayaa dhowaan laga qaaday xilka taliyaha nabad sugidda ee degmada Howlwadaag.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: