Site icon Radio Daljir

Khasaare kadhashay weerar lagu qaaday hoyga guddoomiyihii hore ee degmada Howlwadaag

kooxo hubaysan ayaa weeraray xalay guriga guddoomiyihii hore ee degmada Howlwadaag ee gobolka Banaadir Maxamed Abuukar Jacfar.

Goob joogayaal ayaa sheegay weerarka oo loo adeegsaday qaraxyo bambaanooyin iyo rasaas inay gaysatay khasaare dhimashada laba qof oo deganaa guri u dhow masuulka la weeraray.

Maxamed Abuukar Jacfar ayaa dhowaan laga qaaday xilka taliyaha nabad sugidda ee degmada Howlwadaag.

 

Exit mobile version