Wasiirka Dekaddaha iyo Gadiidka Badda Puntland oo ka hadlay balaarinta Dekadda Boosaaso (dhegaysio)

HomeWararka

Wasiirka Dekaddaha iyo Gadiidka Badda Puntland oo ka hadlay balaarinta Dekadda Boosaaso (dhegaysio)

Siciid Maxamed Ragge Wasiirka Dekaddaha iyo Gadiidka Badda Puntland oo Warbaahinta kula hadlay Boosaaso ayaa ka hadlay shaqadda Dekadda Boosaaso iyo d

Wasaaradda Maaliyadda DFS oo shir muhiim ah ku qabatay Muqdisho
Raysal Wasaarihii dalka Ukrain oo is-casilay
Saaka & Dunida iyo Axmed Shiikh Maxamed Tallman, Bossaso (dhegayso)

Siciid Maxamed Ragge Wasiirka Dekaddaha iyo Gadiidka Badda Puntland oo Warbaahinta kula hadlay Boosaaso ayaa ka hadlay shaqadda Dekadda Boosaaso iyo dooni Ganacsi oo kuso caariday xeebta Bosaaso,taas oo u rarnayd Ganacsto Reer Puntland.

Ragge ayaa sheegay in la balaarin doono Dekadda Boosaaso Mudo Bil kadib ah,isago sido kale sheegay in hormarinta Dekadda Boosaaso ay socoto goordhow la heli doono Dekad Casri ah.

Dhinaca Kale Siciid Maxamed Ragge ayaa jawaab kulul kabixiyaay Hadal kaso yeeray Xildhibaano iyo siyaasiyin ka hadlay Arrimaha Dekadda Boosaaso.

Wariye Xasan Heykal ayaa Warbixintan Boosaaso kaso diray

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: