Shacabka  Baladwayne oo Amaro Cusub la dul dhigay (dhegayso)

HomeWararka

Shacabka Baladwayne oo Amaro Cusub la dul dhigay (dhegayso)

Cali Jeyte Cismaan Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan ayaa soo saaray amar ku socda Shacabka ku nool Gobolkaas kaas oo ku saabsan in Geedka loo yaqaano (Ge

Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Buuhoodle (dhegayso)
WARARKII UGU DANBEEYEY EE WASAARADDA GAASHAANDHIGGA ITOOBIYA IYO DUULLAANKA QORSHEYSAN EE SAYLAC
Saaka & Dunida iyo Axmed Shiikh Maxamed Tallman, Bossaso (dhegayso)

Cali Jeyte Cismaan Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan ayaa soo saaray amar ku
socda Shacabka ku nool Gobolkaas kaas oo ku saabsan in Geedka loo
yaqaano (Geed Yahuud) dadka qaarkiisna u yaqaanaan ( Cali Garoobka)
qof walba uu hoygiisa ka jaro.

Gudoomiyaha ayaa si gaar ah ugu dalbaday dadka leh dhulalka banaan ee
ku yaalo Duleedka Magaalada Baladweyne in ay si deg deg ah ay uga
Jaraan Geedkaasi Madaama sida uu sheegey uu Gabaad u noqday Kooxaha
dhibaateeya shacabka sida uu hadalka u dhigay.

Waxa uu sheegay in cid alaala cidii amarka uu soo saaray Maamulka
Gobolka Hiiraan fulin weysa uu tallaabo shric ah ka qaadi doono isla
markaana u aqoonsan doonaan in ay u Shaqeeyaan Cadawga sida uu sheegay
Gudoomiye Jeyte.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: