HomeUncategorized

Baahin: Axad, Jan 15, Jaamac C/raxmaan ~ Daljir ~ Galkacyo. Warbixin & Waraysiyo: Weerar Somaliland ku soo qaaday magaalada Buuhoodle, Cayn; Issimada gobollada SSC oo cambaareeyey weerarka Somaliland ku soo qaaday Buuhoodle; Diyaaradaha dagaalka ee Kenya oo duqeeyey fariisimo Al-shabaab ay ku leeyihiin Jilib, J. Dhexe.

Caption ...

C/xakiim Axmed Guuleed, wasiirka warfaafinta Puntland oo Galkacyo ka soo degay.
Shirwaynaha Haweenka ku hadla Af-soomaaliga oo galay maalintii labaad, goor-dhawna lafilayo inuu soo xiro M/kuxiggeenka Puntland General: C/samad Cali Shire.
DHEGEYSO-Barnaamijkii Maanhadal iyo Jamaal Faarax Aadan.

http://daljir.com/

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: