Taliska Xabsiga dhexe ee Baladwayne oo beeniyay in Maxaabiis lagu jirdilay gudaha Xabsigaasi (dhegayso)

HomeWararka

Taliska Xabsiga dhexe ee Baladwayne oo beeniyay in Maxaabiis lagu jirdilay gudaha Xabsigaasi (dhegayso)

Taliska Xabsiga dhexe ee Magaalada Baladweyne gobolka Hiiraan ayaa ka jawaabay eedeyn uga timid Xildhibaano ka tirsan labada Aqal ee Baarlamaanka soom

Ra’iisulWasaare Xamse: ”Waxaan jeclaan lahaa in aan qiro, muhiimadda ay leedahay Kaalmada Japan”
Shaqaalaha dowladda Puntland oo maanta fasax ku jira
Degmada Qoryooleey: Booliiska oo qabtay Hilibka Waraabaha & Nin ka Ganacsanayay

Taliska Xabsiga dhexe ee Magaalada Baladweyne gobolka Hiiraan ayaa ka jawaabay eedeyn uga timid Xildhibaano ka tirsan labada Aqal ee Baarlamaanka soomaaliya kuwaas oo dhawaan booqday gobolka Hiiraan eedaas oo ku saab saneyd in Maxaabiista la jirdilo.

Taliyaha Xabsiga Dhexe ee Magaalada Baladweyne Maxamed Cabdullaahi Siyaad (Cagaweyne oo Saxaafada kula hadlay Magaalada Baladweyne ayaa waxa uu sheegay in Bishii hore ay Xabsiga soo booqdeen dhowr su’aalood oo ay weeydiiyeen uga jawaabeen.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: