Xildhibaan Cabdi Qeybdiid oo sheegay in dowladda aysan wali waxba ka qaban weraarkii lagu qaaday Gurigiisa (dhegayso)

HomeWararka

Xildhibaan Cabdi Qeybdiid oo sheegay in dowladda aysan wali waxba ka qaban weraarkii lagu qaaday Gurigiisa (dhegayso)

Guddoomiyaha Guddiga Dib u eegista Dastuurka labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid ayaa shir jaraa’id oo uu maanta ku qa

Hailemariam: “ Dagaalkan Somaalida iyo Oromadda Meelo Kale Ayaa Laga Soo Abaabulay ”
Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)
Ciidanka Xoogga oo 30 ka mid ah khawaarij ah ku dilay Sh/dhexe

Guddoomiyaha Guddiga Dib u eegista Dastuurka labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid ayaa shir jaraa’id oo uu maanta ku qabtay Magaalada Muqdisho waxaa uu kaga hadlay weerar dhamaadkii sanadkii hore Gurigiisa ay ku qaadeen Ciidamo uu tababaray Imaaraadka Carabta.

Qeybdiid ayaa sheegay in Ciidamada Gurigiisa weerarka ku qaaday ay degganyihiin Dugsiga tababarrada JanaraalGoordan,isaga oo xusay in ay taageerto dowladda Imaaraadka,waxaa uu intaas ku daray in weerarkaas la doonayay in isaga lagu dilo.

Waxaa kale oo uu Qeybdiid sheegay in qoyskiisa lagu qaaday weerar,isaga oo xusay in sarkaal ka mid ah Booliska oo ilaaladiisa ka mid ahaa uu dhaawac ka soo gaaray weerarkaas.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: