Madaxwaynaha Soomaaliya oo dib dalka ugu soo laabtay

HomeWararka

Madaxwaynaha Soomaaliya oo dib dalka ugu soo laabtay

Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa maanta dib ugu soo laabtay, kadib markii Addisababa ee xarunta Itoobiya iyo Midowga Afrika uu

Wasiirka Arrimaha gudaha Puntland oo furay Kalfadhigii golaha degaanka Qardho (dhegayso)
Nabadoon Xaarin oo ka hadlay marxalada siyaasadeed ee Puntland Fariina u diray Dowladda, Mucaaradka
CAAWA & DALJIR | CABDINASIR JEKY | DALJIR GAALKACYO

Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa maanta dib ugu soo laabtay, kadib markii Addisababa ee xarunta Itoobiya iyo Midowga Afrika uu kaga soo qaybgalay shirkii madaxwaynayaasha Afrika.

Madaxwayne Farmaajo ayaa waxaa socdaalkiisa ku wehliyay wasiirka arimaha dibadda Soomaaliya Amb Axmed Ciise Cawad.

Wasiirka ayaa sheegay shirka in looga hadlay musuqa iyo horumarinta ururka Midowga Afrika arimahaasi oo ay Soomaaliya si wayn ay u taageertay.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: