Faah faahin shirki Xasilinta Dalka looga hadlayaay oo si Rasmi ah u furmay (dhegayso)

HomeWararka

Faah faahin shirki Xasilinta Dalka looga hadlayaay oo si Rasmi ah u furmay (dhegayso)

Waxaa shir Gudoomiyay markii ugu horeysay wasiirka cuusb ee arimaha Gudaha federaalka iyo dib u heshiisiinta Soomaaliya waxaana goob joog ahaa wasiiro

Iiran oo Xukun ku riday Muwaadin Soomaaliyeed
Saaka & Dunida iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe ( dhegayso)
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb galay Shir Madaxeedka 31aad ee Jaamacadda Carabta

Waxaa shir Gudoomiyay markii ugu horeysay wasiirka cuusb ee arimaha Gudaha federaalka iyo dib u heshiisiinta Soomaaliya waxaana goob joog ahaa wasiiro dowlaha xafiiska raisalwasaaraha Cabdulaahi Xaamud, madax ka soctay wasaaradaha arimaha gudaha ee dowlad goboleedyada iyo beesha caalamka.

Shirka intii u socday waxa la isku waydaarsaday sida ugu wanaagsan ee loo xoojin karo mashaariicda xasilinta goobaha laga xureeyo nabad diidka/

Masuuliyiinta gobolada ee ka hadlay shirka waxa ka mid ah wasiirka Arimaha Gudaha ee Hirshabeele maxamed Cali Caadle oo ka hadlay howlaha dib u heshiisinta beelaha deeganada dowlad goboleedkaasi.

‘’ waxaa inoo suuragalay inaan u qabano dib u heshiisiin beela ku dagalamy tuulooyin ka kala tirsan degmooyinka balcad iyo jowhar horaantii bishaan Janaayo waxaana ugu qabanay magaalada Jowhar waxaana dagaaladaasi laga gaaray heshiisyo’’ waxaa sidaas Yiri Wasiir Caadle

ku xigeenka Argayga gaarka ee Qaramada Midoobe Petter Dikalaa ayaa tilmaamy inay muhiim tahay taageeerada caalamka ee lagu xoojinyo mashaarcda xasilinta.

Wasiirka Arimaha Gudaha Federaalka iyo dib u heshiisinta Mudane Cabdi Maxamed Sabriye ayaa shirka markii uu soo idlaaday waxa uu la hadlay warbaahinta waxa uu sheegay in dowladda federaalka Soomaaliya ay ka go’an tahay xoojinta mashaariicda xasilinta iyo sooc elinta adeegyada uhiimka u ah bulshada.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: