HomeUncategorized

Baahin: Salaasa, Dec 27, Maxamed C. Kuuriya ~ Daljir ~ Bossaso. M/weyne Faroole & R/wasaare Gaas oo kulamo la yeeshay bulshada Qardho & Carmo, laguna soo dhaweeyey Bossaso; Warbixin ku saabsan kulan ay yeesheen xildhibaano ka tirsan baarlamaanka federaalka oo la kulmay M/weyne Shariif; Maamulka degmada Ufeyn oo walaac ka muujiyey maraakiib shisheeye oo jariif xoogan ku haya dhul-xeebeedka degmada.

Caption ...

Barnaamijkii Tartan iyo Tacliin ee dugsiyada sare ee Puntland oo 5-ta bisha Ramadaan ka bilaaban doona Radio Daljir.
Mudanayaasha golaha deegaanka Galkacyo oo maalintii 2-aad ku jira kormeer ay ku tagayaan xarumaha laga fuliyo adeegyada dadweynaha.
DHAGEYSO:Barnaamijkii Caawa iyo Daljir iyo Wariye Geeddi

http://daljir.com/

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: