Guddiga doorashooyinka Qaran oo Boosaaso kula kulmay Haweenka gobalka Bari (dhegayso)

HomeWararka

Guddiga doorashooyinka Qaran oo Boosaaso kula kulmay Haweenka gobalka Bari (dhegayso)

Guddiga doorashooyinka heer qaran oo maalmihii u dambeyaay ku sugnaa Gobaladda Puntland ayaa maanta magaaladda Boosaaso ee xarunta gobalka Bari kulan is xog waraysi ah kula qaatay ururada Haweenka Gobalka Bari,kaas oo ku aadana qaabka doorasho xalaal ah uga dhici lahayd dalka 2020. wariye xasan heykal ayaa Boosaso kaso diray warbixintan http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5a6e0f6f0201005e5c1f13e1/Warbixinta+gudiga++.mp3

Masuuliyin katirsan Galmudug oo dhagax Cisbitaal degaanka Xeraale (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Maxamed Xasan Dhalo, Daljir Badhan (dhegayso)
Waddooyin ka mid ah Bossaso oo caawa loo xiray sababo amni

Guddiga doorashooyinka heer qaran oo maalmihii u dambeyaay ku sugnaa Gobaladda Puntland ayaa maanta magaaladda Boosaaso ee xarunta gobalka Bari kulan is xog waraysi ah kula qaatay ururada Haweenka Gobalka Bari,kaas oo ku aadana qaabka doorasho xalaal ah uga dhici lahayd dalka 2020.

wariye xasan heykal ayaa Boosaso kaso diray warbixintan

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: