Shacabka Caabudwaaq oo soo dhoweeyey isu furanka magaalada (dhegayso)

HomeWararka

Shacabka Caabudwaaq oo soo dhoweeyey isu furanka magaalada (dhegayso)

Qaybaha kala duwan ee bulshada ku nool magaalada Caabudwaaq ayaa soo dhaweeyay isbadalka ammaan ee ka jira magaalada iyo howlgallada ciidamada amaanka

Maamulka gobalka Nugaal oo digniin u diray wadaashaya Gadiidka ee isticmaala Wadda Xiririsa Burtinle & Gaalkcyo (dhegayso)
Kenya oo soo bandhigtay sawirka sarkaal ka tirsan Shabaab oo loo haystay in uu ku jiray gacanta sirdoonka DFS
Taliye Cusub oo loo Magacaabay qeybta Booliska Gobolka Banaadir

Qaybaha kala duwan ee bulshada ku nool magaalada Caabudwaaq ayaa soo dhaweeyay isbadalka ammaan ee ka jira magaalada iyo howlgallada ciidamada amaanka ay kula dagaalamayaan hubka darci darrada ah.

Madaxwaynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo dhowaan booqday Caabudwaaq ayaa heshiisiiyay beelaha deegaanka wada degan oo colaad ay ka dhaxaysay, taasi oo sababtay inaan la isku gudbin magaalada oo ay kala xirnaato.

Warbixin arintaas ku saabsan waxaa Daljir Caabudwaaq kasoo jeedinaya Cumar Lakiman.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: