Afhayeenka Wasaaradda Amniga oo ka hadlay Amaanka Muqdisho (dhegayso)

HomeWararka

Afhayeenka Wasaaradda Amniga oo ka hadlay Amaanka Muqdisho (dhegayso)

Wasaaradda amniga gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaliya ayaa ka hadashay Amaanka Magaaladda Muqdisho ,iyo falaalka dilka ah ee kusoo badanayaay isbuucyadii lasoo dhaafay. Afhayeenka wasaaradda amniga Cabdiaziz Ali Ibraahim (Xildhibaan) oo maanta Warbaahinta kula hadlayaay Muqdisho ayaa sheegay in Cid Walba oo amniga Caasimadda khalkhal galisay sharciga la horgeeyn doono. Hoos kadhegayso codka http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5a6c96cf0301006732949aad/Afhayeenka+Amniga.mp3

Xaflada Daahfurka Buuga Adkeysi & Abaal oo lagu qabtay Minneapols.
RW khayre oo sagootiyeey ciidamo howlgal loo diyariyeey. (Daawo)
Dowladaha Suudan & Masar oo digniin u diray Itoobiya

Wasaaradda amniga gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaliya ayaa ka hadashay Amaanka Magaaladda Muqdisho ,iyo falaalka dilka ah ee kusoo badanayaay isbuucyadii lasoo dhaafay.

Afhayeenka wasaaradda amniga Cabdiaziz Ali Ibraahim (Xildhibaan) oo maanta Warbaahinta kula hadlayaay Muqdisho ayaa sheegay in Cid Walba oo amniga Caasimadda khalkhal galisay sharciga la horgeeyn doono.

Hoos kadhegayso codka

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: