Ciidamadda Booliska Gobalka Bari oo so Bandhigay Banbaanooyin iyo Hub kale (dhegayso+Sawiro)

HomeWararka

Ciidamadda Booliska Gobalka Bari oo so Bandhigay Banbaanooyin iyo Hub kale (dhegayso+Sawiro)

Ciidamada Booliska Gobalka Bari howlgal ka sameyaan Magaladda Boosaaso xaafadaha ay ka koobantahay ayaa waxay kusoo qabteen hub kala duwan oo ay kujir

BADHAN: Ardeygii aan AFXIRKA Wadan ee Fasalka laga Celiyey Muxuu Yeelay?
Ciidamada PSFta Puntland oo fashilay qarax lagu aasay suuqa Bosaaso (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Xasan Heykal, Daljir Garoowe (dhegayso)

Ciidamada Booliska Gobalka Bari howlgal ka sameyaan Magaladda Boosaaso xaafadaha ay ka koobantahay ayaa waxay kusoo qabteen hub kala duwan oo ay kujiraan banbaanooyin iyo hub kale oo kala duwan,kuwaas oo saxaafadda lagu soo bandhigay Taliska qaybta Boosaaso.

Taliye ku xigeenka qeybta Booliska Gobalka Bari Axmed Janaraale oo maanta Saaxafadda kula hadlay Xarunta Ciidanka ayaa sheegay kadib markii Ciidamadu sameyaan Howlgal ay soo qabteen hubkan iyo waxyaabaha qarxa.

Dhinaca kale Taliyaha ayaa sheegay in gacantu ciidanku kuso dhigeen shaqsiyaad lagu soo qabtay Howlgalka isla markaana Baritaano dheraad ah ay ku socdaan.

Wariye Xasan Heykal ayaa Warbixintan Boosaaso kaso diray

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: