Kooxda Alshabaab oo sheegtay inay Saraakil Ciidan ku dileen Muqdisho

HomeWararka

Kooxda Alshabaab oo sheegtay inay Saraakil Ciidan ku dileen Muqdisho

Xarakada AL-shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda Qarax saaka ka dhacay Degamada Hodon ee Magaalada Muqdisho,kaas oo ka dhacay inta u dhaxeysa Isbitaal

Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Malayshiyo Beleed Hubaysan oo Weerar ku qaaday Saladhiga Degmada Burtinle
Xulashada Daljir iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar (dhegayso)

Xarakada AL-shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda Qarax saaka ka dhacay Degamada Hodon ee Magaalada Muqdisho,kaas oo ka dhacay inta u dhaxeysa Isbitaalka Digfeer iyo Isgoyska Tarabuunka.

Xarakada Al-shabaab ayaa sheegtay in Saddex Sarkaal oo ka tirsan Milatariga Soomaaliya ku waxyeelloobeen qaraxaas oo uu mid ka mid ah dhintay halka labada kalena ay ku dhaawacmeen.

Al-shabaab ayaa sheegtay in korneyl lagu magacaabo C/llahi Yar,halka Korneyl Faysal iyo Korneyl C/Risaaq ay ku dhaawacmeen qaraxaas oo ay mas’uuliyadiisa sheegatay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: