Alshabaab oo shegtay inay gubtay Gadiid Ciidamadda AMISOM leeyihiin

HomeWararka

Alshabaab oo shegtay inay gubtay Gadiid Ciidamadda AMISOM leeyihiin

Xarakada Al-shabaab ayaa sheegatay in ay gubtay labo ka mid ah Gaadiidka AMISOM oo marayay waddada u dhaxeysa Shalanbood iyo Ceelwareegow ee Gobolka S

Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Buhoodle (dhegayso)
Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Magacaabay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Dibu-dhiska iyo Horumarinta Puntland.
Madaxweyne Axmed Madoobe oo wakhti loogu diray mudadu ku soo dhisi lahaa Golaha wasiirada

Xarakada Al-shabaab ayaa sheegatay in ay gubtay labo ka mid ah Gaadiidka AMISOM oo marayay waddada u dhaxeysa Shalanbood iyo Ceelwareegow ee Gobolka Shabeellaha hoose.

Ciidamada AMISOM oo ka bacxay Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha hoose,kuna siijeeday magaalada Marka ayey sheegeen in ay jidka u galeen halkaas oo uu dagaal klu dhexmaray.

Al-shabaab waxaa ay sheegeen in labo ka mid ah Gaadiidka AMISOM oouu midi Booyad yahay ay gubeen halka kan kalena uu yahay nooca Ciidamada qaada ee Towga loo yaqaan.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: