Alshabaab oo shegtay inay gubtay Gadiid Ciidamadda AMISOM leeyihiin

Alshabaab oo shegtay inay gubtay Gadiid Ciidamadda AMISOM leeyihiin

Xarakada Al-shabaab ayaa sheegatay in ay gubtay labo ka mid ah Gaadiidka AMISOM oo marayay waddada u dhaxeysa Shalanbood iyo Ceelwareegow ee Gobolka Shabeellaha hoose.

Ciidamada AMISOM oo ka bacxay Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha hoose,kuna siijeeday magaalada Marka ayey sheegeen in ay jidka u galeen halkaas oo uu dagaal klu dhexmaray.

Al-shabaab waxaa ay sheegeen in labo ka mid ah Gaadiidka AMISOM oouu midi Booyad yahay ay gubeen halka kan kalena uu yahay nooca Ciidamada qaada ee Towga loo yaqaan.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com