Madaxweyne Farmaajo oo Magacaabaya Guddi dhameeya Colaada Beelaha ku dagaalama Cabudwaaq

HomeWararka

Madaxweyne Farmaajo oo Magacaabaya Guddi dhameeya Colaada Beelaha ku dagaalama Cabudwaaq

Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa sheegay in uu sameynayo guddi ka shaqeeya dhameynta colaadda beelah

Tarsan oo laga Guddoomay waraaqaha Aqoonsiga safiirnimo
Xulashada Daljir & Faadumo dagan, Daljir Boosaaso (dhegayso)
Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo xalay La Kulmay Bulshada Magaalada Boosaaso (Daawo)

Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa sheegay in uu sameynayo guddi ka shaqeeya dhameynta colaadda beelaha ku dagaallama Cabudwaad iyo degaannada hoostaga.

Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in Odayaasha iyo waxgaradka degaanka looga baahanyahay in ay ka shaqeeyaan nabadeynta degaanka islamarkaana laga doonayo in ay ka shaqeeyaan joojinta colaadda sokeeye.

Waxaa uu sheegay in Wafddigiisa aysan ka tageyn Cabudwaaq iyaga oo aan sameyn Guddi farsamo oo laga dhex xulo Odayaasha iyo waxgaradka Magaaladass

Dhinaca kale Madaxweyne Farmaajo ayaa Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ugu baaqay in uu maamul u dhiso Magaalada Cabudwaaq ee Gobolka Galguduud.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: