Qoysaas Barakacayaal oo laga barakiciyaay Guryahoodi Boosaaso (dhegayso)

Qoysaas Barakacayaal ah oo kunool Kaamka Boqolka Buush ee Magaaladda Boosaaso ayaa lagu soo waramaya in guryihii ay daganayeen laga barakiciyaay kadib marki dadkii laahaa Boosaaska ay daganayeen ku amreen inay ka guuran,iyado markii horre lacago kiro ah laga qaadi jiray.

wariye Raaqiyo Ruun oo katirsan Bahda Daljir Boosaaso ayaa warbixintan inoo diyaarisay


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com