Faah faahin: Askari ku dhintay Weraar xalay lagu qaaday Xarunta Ciidanka Taraafikadda Boosaso (dhegayso)

HomeWararka

Faah faahin: Askari ku dhintay Weraar xalay lagu qaaday Xarunta Ciidanka Taraafikadda Boosaso (dhegayso)

kooxo hubaysan oo tiradooda lagu sheegay in ay gaaraysay 7 qof ayaa xalay Weerar banbaano ku weeraray xarunta Taraafikada ee Magaalada Bosaaso. We

Golaha Wasiirada xilka sii-haya oo meelmariyeey Xubnaha Guddiga madaxa Bannaan ee La-dagallanka Musuq-maasuqa
Safaaradda Mareykanka ee Tel Aviv oo todobaadka dambe loo rarayo Qudus
Sidee ayay ku timid siidaynta shaciyaqaan Muuse Cali Jaamac? (daawo)

kooxo hubaysan oo tiradooda lagu sheegay in ay gaaraysay 7 qof ayaa xalay Weerar banbaano ku weeraray xarunta Taraafikada ee Magaalada Bosaaso.

Weerarkan oo ahaa mid Qorshaysnaa ayaa waxaa ku dhintay 1 Askari halka midkalena uu ku dhaawacmay.sida uu daljir u xaqiijiyay Taliyaha laanta Taraafikada ee Gobolada Bari ,karkaar, Haylaan Sanaag , iyo Gardafuul .

Wariye Xasan Heykal oo kusigan Daljir Bosaaso ayuu uwaramay Maxamed Faniin Yuusuf Taliyaha Taraafikada , waxaana uu waydiiyay ugu horeen Sida ay wax udhaceen .

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0