Faah faahin: Askari ku dhintay Weraar xalay lagu qaaday Xarunta Ciidanka Taraafikadda Boosaso (dhegayso)

kooxo hubaysan oo tiradooda lagu sheegay in ay gaaraysay 7 qof ayaa xalay Weerar banbaano ku weeraray xarunta Taraafikada ee Magaalada Bosaaso.

Weerarkan oo ahaa mid Qorshaysnaa ayaa waxaa ku dhintay 1 Askari halka midkalena uu ku dhaawacmay.sida uu daljir u xaqiijiyay Taliyaha laanta Taraafikada ee Gobolada Bari ,karkaar, Haylaan Sanaag , iyo Gardafuul .

Wariye Xasan Heykal oo kusigan Daljir Bosaaso ayuu uwaramay Maxamed Faniin Yuusuf Taliyaha Taraafikada , waxaana uu waydiiyay ugu horeen Sida ay wax udhaceen .


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com