Wasiir ku xigeenka wasaaradda Amniga DFS oo kormeeray Xarumaha Booliska Boosaaso (dhegayso)

HomeWararka

Wasiir ku xigeenka wasaaradda Amniga DFS oo kormeeray Xarumaha Booliska Boosaaso (dhegayso)

Xildhibaano iyo wasiiro katirsan Dowladda federaalka oo maalmaan ku sugnaa Magaaladda Boosaaso ayaa kormeero ku sameyaay saldhigyada Booliska iyo xaru

Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Garoowe (dhegayso)
Warka Arooryo iyo Cumar Lakiman, Daljir cWaaq (dhegayso)
Wacaal daray ah: Taliyihii Saldhiga Booliska Suuqa Gaalkcyo oo Qarax lagu dilay (Sawiro)

Xildhibaano iyo wasiiro katirsan Dowladda federaalka oo maalmaan ku sugnaa Magaaladda Boosaaso ayaa kormeero ku sameyaay saldhigyada Booliska iyo xarumaha kale ee ciidanka Booliska Boosaaso.

wafdigan waxaa hogaaminaya wasiir ku xigeenka wasaaradda Amniga Cabdulqadir siciid Muuse iyo xildhibaano kale ,kuwaas oo malmahan ku sugnaa Boosaaso.

Wasiirka iyo Wafdigiisa ayaa booqday Dekadda Boosaaso ,garoonka diyaaradaha iyo xarumo kale oo muhiim ah si uu u ogaado xaalka goobaha uu booqday.

Waxaa saxaafadda si Wadajir ah ula hadlay Taliyaha qeybta Booliska Gobalka Bari Cabdixakiin xuseen iyo Duqa Boosaaso eng Yaasin Mire iyo Wasiir ku xigeenka Wasaarada Amniga Cabdinaasir Siciid Muuse.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: