Galmudug oo ka hadashay Aminga deganadeeda (dhegayso)

HomeWararka

Galmudug oo ka hadashay Aminga deganadeeda (dhegayso)

Maamulka Galmudug ayaa ka hadlay Amniga deegaanada maamulkaasi kuwaas uu sheegay inay waxbadan ka qabteen intii ay xilka hayeen. Wasiirka ku xigeenka wasaarada Amniga ee deegaanada Galmudug Mudane Mahad Xassan Maxamed ayaa sheegay inaysan jirin Wax Amni daro ah oo ka jira Galmudug iyo ciidamo shisheeye oo jooga deegaanada Maamulka Galmudug. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/5a5f14f70801005a19d2fbe0/Wasiir-ku-xigeenka-Amniga-Galmudug-.mp3

Warka Fiidnimo, Ayaanle Cabdulaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)
Raysal Wasaaraha Jabuuti oo ka hadlay muwaadin dalkiisa oo lagu dilay Diridhaba
Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Garoowe (dhegayso)

Maamulka Galmudug ayaa ka hadlay Amniga deegaanada maamulkaasi kuwaas uu sheegay inay waxbadan ka qabteen intii ay xilka hayeen.

Wasiirka ku xigeenka wasaarada Amniga ee deegaanada Galmudug Mudane Mahad Xassan Maxamed ayaa sheegay inaysan jirin Wax Amni daro ah oo ka jira Galmudug iyo ciidamo shisheeye oo jooga deegaanada Maamulka Galmudug.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: