Galmudug oo ka hadashay Aminga deganadeeda (dhegayso)

Galmudug oo ka hadashay Aminga deganadeeda (dhegayso)

Maamulka Galmudug ayaa ka hadlay Amniga deegaanada maamulkaasi kuwaas uu sheegay inay waxbadan ka qabteen intii ay xilka hayeen.

Wasiirka ku xigeenka wasaarada Amniga ee deegaanada Galmudug Mudane Mahad Xassan Maxamed ayaa sheegay inaysan jirin Wax Amni daro ah oo ka jira Galmudug iyo ciidamo shisheeye oo jooga deegaanada Maamulka Galmudug.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com