Qaar kamid ah Xildhibaanada Gaalkacyo oo is Casilaya sabab? (dhegayso)

HomeWararka

Qaar kamid ah Xildhibaanada Gaalkacyo oo is Casilaya sabab? (dhegayso)

Qaarka tirasan Xildhibaanada Golaha Degaanka Gaalkaco ayaa sheegay in ay iscasiyaan Hadii aysan dowlada dhexe iyo wasaarada arrimaha Guddaha waxkaqaba

CABDIRASHIID JANAN OO BERRI BELED XAAWO LAGU SOODHAWEYNAYO
Wacaal daray ah: Madaxweynihii Hore ee Yeman Cali Cabdala Saalax oo la dilay
Wararkii ugu dambeyey ee Werarka kismaayo (Daawo)

Qaarka tirasan Xildhibaanada Golaha Degaanka Gaalkaco ayaa sheegay in ay iscasiyaan Hadii aysan dowlada dhexe iyo wasaarada arrimaha Guddaha waxkaqaban maamul xumo ay shegeen in ay ka jirto dowlada Hoose degamada Galkayo.

Xildhibanadan oo Daljir la hadlay ayaa sheegay inaysan u dul qaadan doonin maamul xumada baahday ee kajirta magaaladda Gaalkacyo ee Xarunta gobalka Mudug.

Hoos kadhegayso codka

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: