Boosaaso laga daah-furay shirkad soo saarta kuraasta Balastika ah (dhegayso)

HomeWararka

Boosaaso laga daah-furay shirkad soo saarta kuraasta Balastika ah (dhegayso)

Munaasabadda Daahfurka Warshadaa Kuraasta Plastic,ga ee Empeeye Group oo Ka dhacday Magaalada Bosaaso Xaflad si Heer sare ah loo soo agaasimay oo Lag

Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Guddiga Farsamo ee Arrimaha doorashooyinka & Xisbiyada oo kulan ku yeeshay Muqdisho
Madaxweyne Xasan Sheekh oo dowladda Talyaaniga kala hadlay xoojinta xiriirka labada dal

Munaasabadda Daahfurka Warshadaa Kuraasta Plastic,ga ee Empeeye Group oo Ka dhacday Magaalada Bosaaso
Xaflad si Heer sare ah loo soo agaasimay oo Lagu Maamuusayey Munaasabadda Daahfurka Warshada Kuraasta Plastic,ga ee Empeeye Group Ayaa ka dhacday Xarunta ay warsadaa ku leedahay Duleedka Bari ee Magaaladda Boosaaso,

Munaasabadan ayaa waxaa ka soo qeyb-galay Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Dowladda Dhexe ee Federalka ah iyo Puntland, Maamulka Gobolka Bari. Rugta Ganacsiga. Culumaa’udiin. Ganacsato. iyo masuuliyiin kale

Warbixintaa waxaa inoo Diyaariyey Wariye Xuseen Madar

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: