Madaxweyne Farmaajo oo xaflad sagootin ah lagu sameyaay Boosaaso iyo xaflada oo socoto

HomeWararka

Madaxweyne Farmaajo oo xaflad sagootin ah lagu sameyaay Boosaaso iyo xaflada oo socoto

Xarunta Madaxtooyadda Magaaladda Boosaaso ee Xarunta Ganacsiga Puntland waxaa kasocota caawa Xaflad balaaran taas oo ah mid lagu sagootinayo Madaxweyn

Caawa & Daljir iyo Cabdifatax Cumar Geeddi, Daljir Bosaaso (dhegayso)
Madaxweyne Gaas oo Tacsi u diray qoyska Dublumaasi ku geetiyooday Muqdisho
DAAWO: KHATARAHA MALABKA MACMALKA & DHAMMAAN CUNNOOYINKA AAN LA HUBIN, SIDA BARIISKA & BAASTADA

Xarunta Madaxtooyadda Magaaladda Boosaaso ee Xarunta Ganacsiga Puntland waxaa kasocota caawa Xaflad balaaran taas oo ah mid lagu sagootinayo Madaxweynaha dowladda Federaalka Somaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi farmaajo.

Xafladda waxaa ku sugan Madaxweynaha Puntland Prof Cabdiweli Maxamed Cali gaas ,Xildhibaano,Wasiiro,Aqoonyahano,Nabadoono,issimo,iyo qaybaha kala duwan ee bulshadda Puntland ,kuwaas oo camiray gudaha Madaxtooyadda Boosaaso.

Munaasabadan sagootinta ah ee Caawa socota ayaa la filayaa in Khudbado kala duwan kajeedinyaan Madaxda Dowladda Somaaliya oo ugu horeyo Madaxweynaha Somaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: