Faahfaahin: Madaxweynaha Dowladda Somaaliya iyo Wafdigiisi oo si Cajiib ah Qardho lagu soo dhaweyaay (dhegayso)

HomeWararka

Faahfaahin: Madaxweynaha Dowladda Somaaliya iyo Wafdigiisi oo si Cajiib ah Qardho lagu soo dhaweyaay (dhegayso)

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Somaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa maanta si Cajiib ah lagu soo dhaweyaay Magaaladda Qardho ee Xarunta

MARTISOOR & Shiikh cQani Cali Faarax (Q1aad): Waa kuma Shiikh cQani muxuu se ka yiri Manhajka PL?
Warka Arooryo iyo Cumar Lakiman, Daljir cWaaq (dhegayso)
Toogasho ka dhacday dalka Czech

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Somaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa maanta si Cajiib ah lagu soo dhaweyaay Magaaladda Qardho ee Xarunta Gobalka Karkaar, iyada oo Fardo lagu soodhaweyaay Madaxweynaha.

Farmaajo waxaa ku waheliyaay Socdaalkiisa Madaxweynaha Dowladda Puntland Prof Cabdiweli Gaas, Xildhibaano, Wasiiro, iyo Siyaasiyin caan ka ah Dalka.

Warbixintan Waxaa ka soojeedinaya Xarunta Daljir Qardho Wariye Maxamuud fantastic

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: