Xildhibaan Horre Siciid Diiriye oo ka hadlay dulaanka Somaliland (dhegayso)

HomeWararka

Xildhibaan Horre Siciid Diiriye oo ka hadlay dulaanka Somaliland (dhegayso)

Xildhiban Hore Siciid diiriye dabagub oo ka mid ah siyaasiyiinta Puntland ayaa ka Hadlay Xiisada Ka Tagana Deganaka Tukaraq ee gobolka sool wuxuu sheegay inaysna muuqan dooorkii dwlada dhexe ee arimahan . Xildhibaanka ayaa sheegay in Puntland looga bahanyahay inay difaacdo dhulkeda,isago sheegay Somaliland inay waddo dulaan qaawan oo la wadda jeedo. Hoos kadhagayso http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5a55f9d3020100e7b712d3b2/Waraysi%2BEx+Xildhiban+Siciid+Diriye.mp3

Madaxweynaha Kenya oo gaaray Muqdisho si uu uga qeyb galo xafladda caleemosaarka Maxadweynaha
Wasiirka Wasaarada Haweenka iyo Arrimaha Qoyska oo Daljir u warrantey (dhegayso)
Wafdi kasocda dal aan aqoonsi haysan oo tagay Hargaysa

Xildhiban Hore Siciid diiriye dabagub oo ka mid ah siyaasiyiinta Puntland ayaa ka Hadlay Xiisada Ka Tagana Deganaka Tukaraq ee gobolka sool wuxuu sheegay inaysna muuqan dooorkii dwlada dhexe ee arimahan .

Xildhibaanka ayaa sheegay in Puntland looga bahanyahay inay difaacdo dhulkeda,isago sheegay Somaliland inay waddo dulaan qaawan oo la wadda jeedo.

Hoos kadhagayso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: