Howlgal lagu qabtay inka badan sodon qof oo kadhacay Bosaaso (dhegayso)

HomeWararka

Howlgal lagu qabtay inka badan sodon qof oo kadhacay Bosaaso (dhegayso)

Ciidamada ammaanka ee Bosaso ayaa sameeyey howlgallo xoogan oo ammaanka wax looga qabanayo, iyadoona lagu soo qabtay inka badan sodon ruux oo guryahooda loogu galay habeenimadii xalay. Howlgaladan ayaa lagu sheegay in ammaanka lagu xaqiijinayo. Taliyaha qaybta booliska ee gobolka Bari Cabdixakiin Yuusuf Xuseen ayaanu ka waraysanay, Maxamud Cabdi Ibraahim ayuuna u waramay. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5a55194e0a0100b2b1ce9be7/Taliyaha+Qaybta+Booliska+G+Bari+Cabdixakiim+Yuusuf+Xuseen2.mp3  

Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Xildhibaano Walaac ka muujiyeey fashilka Shirkii Garoowe
Guddoomiye Eng. Yarisow “Waxaan furi doonnaa dhammaan Waddooyinka muhiimka ah ee xiran, si loo fududeeyo isku socodka Dadweynaha iyo Gaadiidka Caasimadda”.

Ciidamada ammaanka ee Bosaso ayaa sameeyey howlgallo xoogan oo ammaanka wax looga qabanayo, iyadoona lagu soo qabtay inka badan sodon ruux oo guryahooda loogu galay habeenimadii xalay.

Howlgaladan ayaa lagu sheegay in ammaanka lagu xaqiijinayo.

Taliyaha qaybta booliska ee gobolka Bari Cabdixakiin Yuusuf Xuseen ayaanu ka waraysanay, Maxamud Cabdi Ibraahim ayuuna u waramay.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: