Howlgal lagu qabtay inka badan sodon qof oo kadhacay Bosaaso (dhegayso)

Howlgal lagu qabtay inka badan sodon qof oo kadhacay Bosaaso (dhegayso)

Ciidamada ammaanka ee Bosaso ayaa sameeyey howlgallo xoogan oo ammaanka wax looga qabanayo, iyadoona lagu soo qabtay inka badan sodon ruux oo guryahooda loogu galay habeenimadii xalay.

Howlgaladan ayaa lagu sheegay in ammaanka lagu xaqiijinayo.

Taliyaha qaybta booliska ee gobolka Bari Cabdixakiin Yuusuf Xuseen ayaanu ka waraysanay, Maxamud Cabdi Ibraahim ayuuna u waramay.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com