HomeUncategorized

Hay?adda Bish Cas Iran oo qorshaynaysa inay dib goobahoodii ugu celiso 4,000 oo qoys, kuwaasoo horay uga soo barakacay gobollada dhexe.

Caption ...

Baahin: Sabti, May 21, Weriye Xalima Sacdiya ~ Daljir ~ Garowe. Tobaneeyo ku dhintay gaadiid daad qaaday; waddada halbowlaha ah ee isku xirta gobollada Puntland oo xiran kadib buundo jabtay; Abshir Ismaaciil oo ka mid ah dadkii gurmadka ahaa ayaan waraysanay … Labada Shariif oo mar 3-aad kulmay, kuse kala kacay fadhigii; khilaafka siyaasadeed oo halkiisii taagan … Imtixaanaadkii shahaadiga ahaa ee dugsiyada dhexe iyo sare ee Puntland oo maanta furmay; Qaar ka mid ah ardayda imtixaanaadka u fariisatay maanta ayaan waraysanay; Wasiirka waxbarashada ayaan isna waraysanay … M/weyne Shariif oo xilkii ka qaaday qunsulkii safaaradda Somalida ee Nairobi, kuna badalay nin ay isu dhaw yihiin … Ciidamo ka tirsan maamulka Dooxada Shabeele oo weerar ku qaaday fariisimo ay Al-shabaab ku lahaayee
Ciidanka bilayska ee caasimada Garoowe oo soo bandhigay hub fudud oo ay ku qabteen dad la marayey gudaha magaalada.
Baahin: Sabti, Oct 08, Weriye Bashir Nadaara ~ Daljir ~ Caabudwaaq. Taliyaha ciidanka qalabka-sida ee dawlada federaalka ah oo booqasho ku maraya gobolka Galgaduud; Ahlu-sunna oo maamul cusub uu magacaabay degmada Caabudwaaq; Prof Hilowle, madaxa Ahlu-sunna oo ku baaqay adkayn amni & iskaashi bulsheed.

Moqdisho, Nov, 02 ? Hay?adda Bisha Cas Iran ayaa waxay qorshaynaysaa xilligaan inay dib goobahoodii ugu celiso ku dhawaad 4,000 oo qays, kuwaasoo xilligaan ku sugan magaalada Moqdisho, horayna uga soo barakacay gobollada dhexe ee dalka Soomaaliya.

Shariif Cabdalla Maxamed oo ah agaasimaha xafiiska Soomaaliya u qaabisan hay?adda Bisha Cas Iran oo u waramay warbaahinta Moqdisho ayaa sheegay in hay?addu xilligaan ay qoysaskaasi gacanta u galisay sahay ay ku noolaan karaan muddo 3 billood ah, isla markaana ay la kaashan-doonaan raxmada Alle ee ka da?day meelo badan oo ka mida gobollada dhexe ee dalka.

Madaxa ugu sareeya hay?adda Bisha Cas Iran Shariif Cabdalla ayaa sheegay, in qoysaskaasi sidoo kale ay ka caawin doonaan sidii ay dalagyadooda beeraha dib ugu beeran lahaayeen, waxaana mudane Shariif isagoo sii wata hadalkiisa uu hay?addaha deeq-bixiyaasha ugu baaqay inay ka qayb-qaataan sidii dib loogu celin-lahaa qoysaskaan guryihii ay kasoo hayaameen.

Magaalada Moqdisho ayaa waxaa ku sugan kummanaan qoys, kuwaasoo qaar-kood ay dhaafeen xoolihii, halka kuwa kalena ay macaluusha ka jirta dalka saamayn daran ku yaalatay.

Diiwaanka Wararka
Radio Daljir.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: